Kostenloser KI-Songgenerator

Barta Aad Noo

Barta Aad Noo

Tunely V1

Original

0:002:11

[Verse]

Buuraha dhex deeniyo

Bada yaa intuu dhuroo

Fadxiyaay boqoraday daay

Biyo dahab la moodyeey

Buuraha dhex deeniyo

Bada yaa intuu dhuroo

[Verse]

Bariin laga gubaa yiyoo

Ban cid la ah ka wada dhigaa

Boqol jeer ku beegsadoo

Badhtankii Iswiidhan iyoo

Barta ay ku nooshahay

Baxsanaa alahayoow

Anoo ku waa bariistaa

[Chorus]

Barta aad noo

Barta aad noo

Barta aad noo

Qalbigayga ku beeran tahay

Barta aad noo

Barta aad noo

Adigaa iftiin ii ah

Einmalig · dein Song für immer

Original · 2:11 · Erstellt auf Tunely

Erstelle einen Song wie diesen

Starte mit diesem Stil und erzähl deine eigene Geschichte. Der erste Song ist gratis.

oder fang bei null an